Xog.. Maxaa Shaqada Looga Eryey Bashiir Maxamed Caato?

-

Maxkamad Kenyan ah ayaa ka hor istaagtay xafiiska BBC ee Bariga Afrika inuu shaqo joojin ku sameeyo labo wariye oo ka tirsanaa bbc.


XAQIIQO NEWS- BARAHA BULSHADA

BBc-da ayaa shaqo joojin ku sameeyey labo wariye oo Soomaali ah kuwaasi oo lagu kala magacaabo Maxamuud Cali Maxamed iyo Bahiir Maxamed Caato.

BBc-da ayaa warqadda shaqo joojinta siisyey labada wariye 13-ka bishii April 2021, taasi oo ku aadan maalin ka dib markii Bashiir Maxamed Caato uu boggiisa Facebook ku share gareeyey war uu qoray Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Aqri: Bbc Somali iyo Warbaahinta Galbeed Sideey U Maran habaabiyaan Qadiyadda Falastiin

Posted by Bashir Mohamed Caato on Monday, 12 April 2021

Bbc-da ayaa warqadda shaqo joojinta ku micneysay “edbin”, hase ahaatee waxaa warqadaasi laalay garsoore Monica Mbaru oo sheegtay in wariyaasha ay shaqadood sii wadan doonaan inta uu ka dhammaanaayo kiiska dacwadda ah ee maxkamaddu ay ka fureen midowga Saxafiyiinta Kenya.

Aamino Muuse Wehliye oo BbC-da u soo shaqeysay ayaa sanadkii 2019 markii ugu horeysay shaacisay xaaladdii ay ku sugneed markii ay u shaqeyn jirtay bbc-da

Waxa ay sheegtay in ay ku fikirtay heer ay “is disho” iyada oo sababta ku sharaxday tacadiyo ay kala kulmi jirtay bbc-da.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...