XOG MUHIIM AH: maxaa ka jira in R/wasaare kheyre uu kordhin doona wasiiradiisa#aqriso horudhac

La Wadaag Asxaabtaada

Warar hoose oo oo soo gaaray xafiiska warqabadka shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa tilmaamaya in R/wasaare kheyre uu doonaayo in uu kordhiyo kolahiisa wasiirada cusub.
warkani oo aan ka soo xiganay saraakiil sare oo dowladda ka tirsan ayaa intaasi ku daraya in kordhinta wasiiradani cusub ay sabab u tahay cabasho badan oo ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha.
Kheyre ayaa mucaradad adag ka kulmay magacaabistiiisa golaha wasiirada cusub taasi oo ugu danbeyn ku qasabtay in kheyre uu is badal ku soo kordhiyo wasiirada.
Mana jirto ilaa hadda wax war rasmi ah oo ka soo baxay xafiiska ra,iisal wasaaraha balse arintani ayaa ah mid si weyn looga hadal haayo xafiisyada dowladda iyo Hoteelada ay daganyihiin siyaasiyiinta.

WIXII WARAR AH EE KU SOO KORDHA KALA SOCO XAQIIQONEWS
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada