XOG Muhiim ah: Waddooyinka Muqdisho oo xermi doona saacadaha soo aadan#Sabab

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Magaalada Muqdisho qeybo ka mida ayaa lagu wadaa beri laga xiro isu socodka dadka iyo gaadiidka, taasoo saameyn ku yeelaneysa nolol maalmeedka dadka.
Munaasaabadda 12-ka April oo ah asaaska ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo sanadguuradii 57-aad aya berri ka dhaceysa caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Dadweynaha Muqdisho oo maalintan hore u bartay ayaa u diyaar garoobay waxaana la fasaxa ardayda kala duwan ee jaamacadaha iyo iskuulada ku yaala qeybo ka mida Muqdisho.
Munaasabadihii hore ayaa guud ahaan magaalada noqon jirtay mid gebi ahaan xiran gelinta hore, waxaana xuskan ku soo beegmayaa iyadoo xaalad amaandarro o taagan tahay caasimadda.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...