XOG: Sawir+Magac Ninkii fuliyey weerarkii Is Qarxinta Ahaa ee Ka dhacay………..

-

Hay’adda Ammaanka ee dalka Karakhistan (Kyrgyzstan.) ayaa xaqiijisay inuu nin u dhashay dalkooda, balse haysta Dhalashada Raashiya uu fuliyey Is-qarxintii shalay galab lala beegsaday goob laga raaco Tareenadda oo ku taalla magaalladda Saint Peterburg oo ah magaalladda Labaad ee ugu weyn dalka Raashiya.
Afhayeenadda Hay’adda Ammaanka ee Karakhistan, Rakhaan Salimanov ayaa sheegtay in Ninka weerarka geystay la oran jirey Akbarzohon Jalilov , kaasi oo sannadkii 1995-kii ku dhashay magaalladda Osh ee dalka Kyrgyzstan.
Dhinaca kale, dalkaasi oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Asiawaxaa ku nool 6 million oo qof oo badankooda Muslimiin ah.
Dalkaasi waxay Siyaasad ahaan Xulufo la yihiin Raashiya, waxaana ku yaalla Saldhig Milliteri oo ay Askar Raashiyaan ah ku sugan yihiin.
Qarixii shalay ka dhacay Bosteejadda laga raaco Tareenadda ee magaalladda waxaa ku dhintay 11-qof, halka ay 45 kalena ku dhaawacmeen.


[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...