XOG: Waddankee Sameeyey Baabuurta Gaashaaman Ee Qadar Siisay DF-ka?

-

Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay gadiid gaashaaman oo Qadar ugu deeqday Df-ka, dad badan ayaase is weydiinaya Sababta iyo tayada baabuurtan?.

Xaqiiqonews.com-Tiknoolaji

Gaadiid loo maleynaayo in uu waqtigiisa dhacay ayaa laga soo daabulay keydka hubka ee Qadar, balse Dowladda  Qadar ayaa arintani ku tilmaamtay “Kaalmo Milatari”.

M-240 Storm MultiMission Vehicle” waa baabuurtii koowaad oo ah baabuurta jiilka koowaad ee ay sameyso shrikadda All Storm ee fadhigeedu yahay Israel,  gaadiidkan ayaa waxaa la sameeyey 1991-kii, balse gacanta dowladda Soomaaliya ayuu soo gaaray sanadkan aynu ku jirno ee 2019.

dhankeeda Dowladda Soomaaliya ayaa kaga mahadcelisay Qadar kaalmada, waxa ayna Saraakiishu saadaaliyeen in gawaaridan ay wax ka tari doonaan dagaalka lagula jiro kooxda mayalka adag ee Al-shabaab.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...