XOG: Wasiirada Farmaajo uu u Diray Sacuudiga iyo Beelaha ay ka soo jeedaan+Hawiye oo…

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa dalka sacuudiga ku sugan 15 xubnood oo ka socdo DFS kuwaas oo iskugu jira Wasiiro,Wasiiro Ku xigeeno iyo Agaasmiyaal Waxaana U jeedka uu yahay in Dowladda Somaaliya ay Ku matalayaan Heshiisyada Labada dal ee sacudiga iyo Soomaaliya Ee ku qotama Mashaariicyada hormarineed ee dowladda Sacuudiga ay ka fulineyso Soomaaliya.
Waxaana xaqiiqonews ay heshay magacyada qaar ka mid ah xubnahaasi iyo beelaha ay ka soo jeedaan.
1_Wasiirka qorsheynta maalgashigga iyo iskaashigga caalamiga Jamaal maxamed xasan Daarood Warsengili
2_Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale beyle Dir godo biirse
3-Wasiirka Duulista Hawada Cabdulaahi mohamed Salad Ogaadeyn, Cawilyahan
4_Wasiirka gaashaandhigga C/rashiid C/llaahi Mirifle Leysaan
5_Cabdalle cabdalle Taliye Ku xigeenka nabad sugidda Dir Surre
6_Wasiirka beeraha Eng Saciid Beelaha Shanaad Ciid Carab Saalax
7_Wasiirka Gaadiidka Iyo Dekadaha jareer Weyne Shiidle
Arinta cajiibka ah ayaa waxa ay tahay in wafdigani oo ay ku dhanyihiin dhamaan beelaha kale uusan ku jirin mas,uul ka soo jeeda Beesha Hawiye arintaasi oo dad badan siyaabo kala duwan u fasirteen taasi oo sara u sii qaadeysa Xifaaltanka awoodeed ee ka dhaxeeya Daarood Iyo hawiye ee salka ku haaya sadbursika ku saleysan qabiilka.
Faramaajo ayaa horay u magacaabay gudoomiye degmo oo daarood ah gobolka benaadir markii ugu hiorreysay muddo 27 sano ah.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada