XOG: Xagee Loo Cararay Ibnu Salman Ka dib Rasaastii Xalay ee Riyadh ka Dhacday#….

La Wadaag Asxaabtaada

Afhayeen U hadlay Ciidanka Sacuudiga ee Riyaadh ayaa sheegay in saacuddu marka ay aheyd  19:50 Pm  ee habeenimadii Sabtida ,la riday rasaas culus ka dib markii la arkay diyaarad drone ah oo dul haadeysa xaafadda Al-Khuzaami ee Caasimadda Riyadh.

Wararka Qaar ayaa sheegay in Ciidamada Mareykanka ee Ku Sugan Sacuudiga ay la carareen boqor Salman iyo dhaxal-sugaha Maxamed ibnu Salman iyagoo geeyey goob aamin ah.

Wararka qaar ayaa sheegaya in guud ahaanba la xiray safaradii cirka ee shacabka iyo kuwii millateri-gaba, waxaana cirka lagu arkaayey Diyaaradaha Helicopters oo gaaf wareegaya cirka Riyadh.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada