XOG XASAASI AH: qaar ka tirsan askarta Mareekanka ee soomaaliya la keenay iyo magacyadooda+sawirradooda

-

Shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa heshay magacyada iyo sawirrada qaar ka tirsan askarta mareekanka ah ee la keenay soomaaliya .
askartan oo intooba badan ka shaqeeyey wadamada Ciraaq iyo syria ayaa dhawaan u yimid sida la sheegay in ay tababaro siiyaan ciidamada dowladda.
waxaa iska yar macluumaadka iyo faafaahinada laga heli karo askartan la keenay laakin warar si hoose aynu helnay ayaa sheegaya in askartan oo hordhac u ah askar badan oo mareekan ah oo dhawaan soo socda ay ka qeyb qaadan doonaan olale lagu doonaayo in al-shabab duulaan lagu qaado waxaana dowladda mareekanka ay ka jabaabtay dalab kaga yimid farmaajo oo ku aadanaa in la helo ciidamo caddaan ah madaaama Amisom ay ku guul darreysatay dagaalka alshabaab.
Halkan hoose ka daawo qaar ka tirsan askartaas oo magacyadooda iyo sawiradooda aan helnay






Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...