XOG XASAASI AH:Saami qeybsiga beelaha hawiyo oo dood laga keenay

-

wararka ay sida hoose u heleyso shabakada xaqiiqonews ayaa sheegaya in odiyaasha beelaha hawiye maalmihii ugu danbeyey ee doodi kawadeed si loo sixi lahaa hananka wax qeybsiga beesha hawiye dhexdeeda ah
arintaan ayaa waxaa hormuud ka ah beelaha gaaljecel iyo xawaadle waxa ayna ku doodiyaan in ay helaan saami la mid ah saamiga ay leeyihiin beelaha leysku yiraahdo hiraab kuwaa aa hatan hawiyaha magciisa marka wax lagu qeybsanayo qaato wax ka badan kala bar waxa markaasi laqeysanayo tusaale ahaa beelaha hiraab waxa ay leeyihiin 35 xildhibaa baarlamaanka aqalka hoose ee saami ahaan hawiyaha loo siiyey 61 taa oo kadhigan wax kabadan 50% + doodaan ayaa meel adag mareysa waxaana shabakada xaqiiqo idiin soo gudbindoonaa mar waliba halka ey doodan mareyso insha allah

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...