Xog: xasan sheikh oo Villa Somaliya ka guuray iyo codsi uu u diray farmaajo

-

Madaxweynihii Waqtigiisu dhamaaday laakiin aan weli xilka wareejin ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sida aan xog hoose ku helnay waxaa la sheegay in uu ka guurey aqalka madaxtooyada ee Villa Somalia.
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya ayaa markii isaga iyo qoyskiisa ka guurayeen Villa Somalia ka dalbaday wakiilada beesha caalamka iyo madaxweynaha cusub in la siiyo askar ilaalisa maadaama uusan qorsheyneyn in uu ka baxo Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya in laga Aqbalay Codsigaas iyo in kale laakiin xog hoose ayaa sheegeysa in loo qorsheeyay 100 Askri amaanka Madaxweynihii Hore.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowlada ayaa sheegaya in aysan Ciidamada ku kalsooneen Xasan Sheekh oo uusan xuquuqdooda siineynin inta ay ilaalinayaan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...