XOG:facebook,google,apple iyo shirkado kale oo badan ayaa taageeray go,aanka TRUMP ee lagu mamnuucayo muslimiinta

-

Facebook,google,apple,microsoft iyo shirkada kale oo badan ayaa taageeray go,aanka Trump oo looga mamnuucayo mareekanka in ay soo galaan lix dal oo muslimiin ah.
Wadamada laga mamnuucay mareekanka ayaa waxaa ka mid ah soomaaliya iaydoo trump horay u sheegay in dadka soomaalida aysan soo gali karin mareekanka/
Go,aanka Trump ee ah mamnuucista muslimiinta ayaa waxaa markii hore ka soo horjeystay shirkado caan ah oo ay ka mid tahay shirkadda facebook,Tuwitter,snapchat iyo kuwa kale oo badan balse lixdan shirkad oo ka mid ah kuwii ka ka soo horjeystay go,aanka Trump ayaa ka laabtay diidmadooda iyagoo taageeray go,aanka Trump ee lagu mamnuucayo muslimiinta.
Shirkadaha ka laabtay go,aankoodii hore oo hadda taageeray Trump waxaa ugu caansan Facebook,google,Tuwitter,snapchat,microsoft,Intel iyo kuwa kale oo badan .
waxaa la is weydiinayaa sababta keentay in shirkadahan oo leh malaayiin macaamiil muslimiin ah ay qaataan go,aan noocan ah iyadoo arintaasi durbadiiba ay dhalisay kacdoon dadweyne.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...