XOG:mucaraadadii ugu aadkeed oo ay wajahayaan wasiiradad cusub#aqri yaa ka soo horjeeda

-

Warar hoose oo aan ka heleyno xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka sheegaya in uu jiro Kulamo xasaasi ah oo ay wada yeelanayaan Xubno ka tirsan Baarlamanka kuwaas oo doonaya in afka ciidda loo daro Xukuumada uu soo dhisay W/wasaare Xasan Cali Kheyre.
Sababta ay Xildhibaanada qaar kood uga soo horjeesteen Xukuumada Shalaya Lamagacaabay waxaa ay tahay in ay u arkaan mid aysan u sineyn beelaha Soomaaliyeed oo loobaiyey beelo qaar.
Dooda ugu xiisaha badan ayaa ah sinaanta jagooyinka dawladda oo aan loo helin sifo sax ah, tas oo keentay in dood kulul ay noqoto oo ay jiraan wali mudanayaal doonaya in dib loogu laabto liiska magacaabida golaha Xukuumada Soomaaliya.
Xildhbaanada Beelaha Digil, Mirifle, Daaroodka qaar kamid ah iyo Xildhibaanada Direed ayaa ka soo horjeeda dhismaha hanaanka golahan cuusb, oo ay sheegeen in beelaha qaarkood loo badiyey.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari ayeey xogtu sheegeysaa in uu qeyb ka yahay abaabulkan, maadaama beeshiisu ay heshay wasiiro ka yar kana tayo yar xubnaha beesha Hawiye ay ka heshay saamiga golaha Xukuumada Faderaalka.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...