XOG:Seefta Dowladda oo Ku sii jeeda Daahir Amin Jesow…Yaase ku Xigga C.Rahman C. Shakur ?

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa la sii daayey Cabdiraxman cabdi Shakuur maalmo gooban oo uu u xirna DF-ka hase ahaate xarigaasi goobnaa ayaa dhanka kale waxaa uu ahaa fariin ku socotay siyaasiyiinta diidan hab dhaqanka farmaajo iyo saaxibkiisa kheyre.

Siyaasiyiinta sida aadka loo hadal haayo ayaa waxaa ka mid ah cumar cabdi rashiid, cabdirashid xidig, Mahad salaad, Axmed macalin fiqi iyo daahir Amin jesoow.

Warar hoose oo ay heshay shabakadda Baahisa Wararka Qarsoon ee xaqiiqonews ayaa tilmaamaya In uu amray farmaajo in la soo xiro siyaasiyiinta aan kor ku sheegnay dhamaantood markii uu dhamaada kiiskan hase ahaate intooda badan waa ay ka maqan yihiin dalka.

Wixii Warar ah ee Ku Soo kordha Xogan Dhawaan ayaan idin Soo gudbineynaa

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada