Xogtii Ugu Horeysay..Magaca Ninkii Trump Ku Qalqaaliyey Dilkii Suleymaani

-

Ilo qarsoodi ayaa Wargeyska “Washinton post” u sheegay in Trump dhowr bilood laga codsanaayey in uu bixiyo amarka lagu dili lahaa jenaraal qaasim Suleymaani.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Xogta la helay ayaa sheegays in xoghaya arimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo uu ahaa qofka sida joogtada Trump kaga dalban jiray in la khaarijiyo qaasim Suleymaani.

Wargeyska ayaa sheegay in Mike Pompeo uu dalabkani soo bilaabay tan iyo markii Iiraan ay dhulka soo dhigtay diyaarad drone ah oo Mareykanka uu lahaa bartamaha sanadkii tagay.

Sidoo Kale Aqri..Muxuu U Bismileystay Aayutulaah Khameni Dilkii Suleymaani Ka dib?

Mike pompeo, ayaa waji gabax badan kala kulmay diyaaraddii Drone-ta ee Mareykanka laga soo riday, isaga oo ka murugeysnaa jawaabta la’aanta Mareykanka, waxa uuna si joogta ah kaga dalban jiray Trump in la dilo Suleymaani.

Washington Post ayaa Pompeo ku tilmaamtay in uu yahay ninkii nalka cagaaran daaray si loo fuliyo howlgalka, hase yeeshe Wargeyska ayaa saadaaliyey in Pompeo uu faraha la gali karo xiisad la mid tii ay lugaha la gashay Hillary Clinton, ka dib dilkii safiirkii Mareykanka ee Liibiya sanadkii 2012.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...