Xildhibanada beelaha hawiye oo mooshin ka diyaarinayo raysul wasaare kheyre

-

wararka laga helayo mid ka mid ah hotelada magaalada muqdisho ayaa sheegaya in ay kulmeen in kabadan 30 xildhibaan oo ka soo jeeda beesha hawiye xildhibanada oo ay horboodayeen beelaha habargidir abgaal iyo xawaadle ayaa waxa ay kulan ku yeesheen mid ka mid hotelada magaalada si ay ugu arinsadaan habka ugu wanaagsan ee raysul wasaare kheyre mooshin loogu keeni karo xildhibanada oo u badan kuwa hami ugu jiro raysul wasaaro nimada iyo qaar kale oo iyagana ku andacoonayo in raysul wassarada uu gudan waayay waajibkiisa shaqo oo ay ula jeedaan in uu u adegi wayey beesha hawiye uuna noqday mid u adeega danaha beesha daarood waa sida ay hadalka u dhigeene gorfeen iyo falanqeyn badan ka dib ayaa leysla meel dhigay in la mideeyo inta badan xildhibanada beesha hawiye ka dibna si wadajir ah ay moshin ugu keenaan raysul wasaare kheyre arintan ayaa ku soo aaday ka dib markii dowlada taageerday xil ka qaadista cali cusuble iyada oo madaxweyne cusublana uu ku eedeyey in raysul wasaare kheyro ka danbeeyo mooshinka sharci darada ee xilka loogu qaaday sida uu hadalka u dhigay

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...