Xoosh Jibriil Oo Ka Jawaabay Yeerista Ilaah

-

Wasiirka Dastuurka Dowladda Soomaaliya Cabdiraxman Xoosh Jibriil ayaa ku geeriyooday Magaalada Dubaay ee isku taga Imaaraatka Carabta.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Xoosh Jibriil ayaa u ambabaxay Dubaay si uu uga qeyb galo arooska gabadhiisa, balse waxaa sida la sheegay ku soo booday xanuun deg deg ah.

Goodax Barre oo bbc-da la hadlay ayaa sheegay in Meydka Marxuumka lagu aasi  doono Xamarr.

Cabdiraxman Xoosh Jibriil ayaa ahaa Siyaasi Caan ah oo si weyn uga dhaxmuuqday dowlidihii ugu dambeeyey ee dalka soo maray

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...