Xubno Ka Mid ah Qabiika Qureysh Oo Banaan Bax Ka Sameeyey Sacuudiga#Sawir

-

Magaalada Dhaa,if, galbeedka Sacuudi Carabiya, ayaa Martigelisay dibad-bax balaaran muddo laba maalmood ka hor dhacay, sida  ay sheegtay warbaahinta maxalliga ah.

Daraasiin dad ah oo ka tirsan qabiilka Qureysh(oo ah qabiilkii uu ka dhashay Nabi Muxamed SCW) ayaa isku soo baxay iyagoo ka  soo horjeeda Duminta lagu sameeyey goobahoodii nasashada iyo guryahooda, iyadoo marmarsiiyo looga dhiganaayo in ay tahay dhul dowaladeed.

Ka qaybgalayaasha banaabaxan,  waxay sheegeen in ay heystaan ruqasadda Milkiyadda Guryahan, Iyagoo dhanka kale dowladda ku eedeeyey In aysan Ku tixgelin Abtirsiimadooda  ah “Reer Cumr”  waa dadka ku abtirsada saaxbigii weynaa ee “Cumar ibn al-caas”.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...