Yaa Dharka U Dhaqa Angela Merkel..?Jawaabtu Waa Cajiib

-

Angela Merkel waa marwada koowaad ee Jarmalka iyo guud ahaan deegaanada Yurub, madaama door weyn ay ku leedahay hogaaminta dalkeeda.


XAQIIQO NEWS- LA YAABKA DUNIDA

Haweeneyda hogaamiyaha ka ah Jarmalka, ayaa ka dhawaajisay arimo badan oo la xariira qoyskeeda xilli ay wareysi siineysay Tilifishin.

Wareysi uu duubay kanaalka Cnbc, su’aasha ugu cajiibsaneyd ee la weydiiyo waxa ay aheyd “qalabka tiknoolajiyadda casiraga hadii ay gurigeeda ku isticmaasho, iyo waqtiyada ugu fiican ee jeceshahay in ay dharkeeda dhaqato?

Hogaamiyaha ayaa ku jawaabtay “ninkeyga ayaa dharka ii dhaqa, shaqadaasna isaga ayaan uga dambeeyaa, badanaa galbibihii ayuu howsha qabtaa, waxaana jeclahay in darbiga uu shub noqdo si aysan dadka arintaa u maqlin”.

Merkel. labo sano ka hor waxa ay sheegtay niyadeeda ku saabsan in aysan is soo sharxi doonin doorashooyinka 2021, xitaa hadii ay sidaasi xilka kaga tagta waxa ay noqoneysa hogaamiyihii ugu waqtiga dheeraa ee soo mara Jarmalka, iyadoo dalka soo hogaamisay 16 sanadood.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...