Ciidamada maamulka somaliland ayaa xabsiga dhigay maamulaha iskoolka Nura-din ee degmada Hargeysa.
ninkan la xiray oo lagu magcaabo Axmed maxamed maxmuud(siilaanyo) ayaa sababta loo xiray waxa ay tahay in uu ku magacayahay madaxweynaha jamhuuriyadda la magac baxday somaliland
Halkan hoose ka daawo warbixinta oo muuqaal ah
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA