Youtube Oo La Dagaalamay erayga “kirishtaan” Una hiiliyey Muslimka !

-

Ninka aasaasay hay’adda samafalka kirishtaanka ee loo yaqaan “Mighty Oaks” ayaa faafiyey diidmo uu kala kulmay “youtube–ka” xilli uu isku dayey in uu xayiisiin ku sameysto Youtube-ka


Xaqiiqonew-Wararka Dibadda

Chad Rupichaux ayaa sawir uu ku faafiyey Tuwiter-ka ku sheegay in Youtube-ka uu ka diiday xayiisiin uu ku sameysan lahaa barnaamijka “youtube ad” , isagoo sababta ku sheegay in youtube-ka siyaasadiisa aysan waafaqsaneyn in la xayiisiiyo kalimadda “kirishtaan”

Rupichaux ayaa sheegay in uu arintani kala hadlay barnaamijka “google Support” waxaana loo sheegay in siyaasaddani ay tahay mid cusub,” hase ahaate Google si rasmi ah arimahani ugama hadlin wili.

Sidoo kale Aqriso: Daawo muuqaalkii ugu horeeyey ee youtube la soo dhigo +facebook akoon-kii-ugu-horeeye.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...