KA dib abaaro ba,an oo haleelay geeska africa ayaa waxaa ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee soomaalida dagto dibad baxyo all bari ah iyadoo dad waaweeyn iyo caruur iskugu soo baxeen wadooyinka .
Magaalada Gaariza oo ka mid ah meelaha sida aadka ah u saameysay roob la,aanta ayaa laga sameeyey roob doon.
halka hoose ka daawo muuqaalka roob doonka ah
https://www.youtube.com/watch?v=_oTshTW9Zdg
MUUQAAL:Roob doon Yaa la dhiif” caruur looxyo madaxa soo saartay oo roob doon ka sameeyey magaalada….
-